Arday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki

Labo arday oo jaamacad dhigta ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay inay jabsadeen banki ku yaalla Kenya. Sida uu shaaciyay wargeyska Daily Nation, ardaydan la ogaaday iney dhaceen malaayiin shilinka Kenya ah Ardaydan oo dhigta kulliayadda Beeraha iyo Teknolojiyadda ee Jaamacadda Jomo Kenyatta, oo ku taalla bannaanka magaalada Nairobi ayaa lagu eedeeynayaa inay xadeen … Continue reading Arday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki